Wednesday, 4 May 2011

COL KU DHACYEY OO TUUGO KU CIDAMISAY Part 5


Geerida Osama, soomaaliya ma u fa’ida mise waa u qasaare?

Laga soo bilaabo 1991, markiisafaradaha Nairobiiyo Daresalam la qarxiyey aya waxaa lala xariirinayey in  Osama soomaaliya ku lug lahaa, ha ahaato xagdhaqaalle ama xag afkaareedba.
Aniga waxay ila tahay inhaddii Osama meesha ka baxay arrinta Soomaaliya ay ka soo rayn karto.Dhibaatada dabada dheeraatay ee soomaaliya waa arrin laga rabo in Somaliyixalisato, la iskana ilaaliyo in u san dalku noqon meel quwaado shisheeye kudagaalamaan. Waxaan wada ognahay in wadankeena ay ku dagaalamayaan alqacida iyoreer galbeed iyo weliba amxaaro iyo eriteria (Proxy wars), waa dagaalo meelokale laga soo xawilay oo ummadeenu ku baaba’day.
Haddii aan rabno inaanqilaafkeena xalino waa inaan wada haddalnaa, oo dalkeena gudahiisa ku wadahadalnaa kadibna aan dawlad dhisanno. Waa inaan oganaa in aysan dawlad IGAD amainternational community no soo dhistay iyo barlamaan naloo soo xulay dawlad noonoqoneyn ee loo bahanyahay inaan inta geedka hoostagno kala gar qaadano isnaxaal marino sii ummadeena aan dhibka uga saarno.
Waa hubaal in aan Alqacida,IGAD, Ethiopia, Kenya amaInternational Community aysan xal waara noo keeneyn. Waxaa la joogaa Maantayxiligii aan dadkeena u turi lahayn oo dhibka ka saari lahayn.
Soomaaliyey aqligu waa inushaqeeyo, sida aan ku jirno si ma aha, waxaan weli xasuusanaa oo qalbigeenakuwada yaal xasuuqyadii isdaba jooga aha ee beledweyne, hotel Shaamo, hotelmuna iyo kuwii kale ee Amxaartu geysatey. Xassuqa shacabka Soomaaliyeed loogeystey, cid kasta ha geysato wax la iloobi karo ma aha. Hadda waxa la joogaaxiligii ay qoloyinka is hayaa saaxiga kenni lahayeen oo la wada hadli lahaa.
“RAG LA’AANI WAX KUMA YEESHEE, RAG XUMAA KU DISHA”

“Allahayoow Ferenjigii muxuu, nacas fariideeyey,
Faa'iido laawiyo muxuu nin ragga, feyl ka wadayeedhshay
Nimaan aabihiis fuuli jirin, faras muxuu saaray”. 
LIST OF SOMALI REGIONAL GOVERNMENTS
no
State
President
Location
1
TFG
Sh. Sharif Sh. ahmed
Mogadishu
2
Awdal Land
Not named yet
Diaspora (Qurba J oog)
3
SSC State
Dr. Saleban Ahmed (Xagle Tosiye)
Diaspora (Qurba Joog)
4
Galmudug State
Col. Moh’ed Ahmed Alin
Galkacyo
5
Som. Central State
Dr. Moh’ed H Abdi (Carabey)
Diaspora (Qurba Joog)
6
Puntland
Dr. A/rahman Faroole
Garowe
7
Ximan iyo Xeeb
Mudane Moh’d A. Adan Ticey
Adaado
8
Hiran State
Prof. Ali Abdi Gure
Diaspora (Qurba Joog
9
Hiran State
Eng. A/kadir Adan Jiraabey
Diaspora (Qurba Joog)
10
Hiran State
Dr. Mohamud Abdi Gaab
Diaspora (Qurba Joog)
11
South West State
Dr. Cali cabdi Abuukar "Baab" 
Diaspora (Qurba Joog)
12
Azania State
aaaa     Prof. Moh’d A. Moh’ed Gaandi
Diaspora (Qurba Joog)
13
Juba Raas State
Eng. Abdulqadir Moh’ud Yusuf
Diaspora (Qurba Joog)
14
Jubaland    
Mudane Moh’ed A. Nur Kilaas
Diaspora (Qurba Joog)
15
Ras caseyr State
Mr Farah M. Yusuf (Dooha)
Diaspora (Qurba Joog)
16
Makhir Land
Mr Jibril Ali Salad
Diaspora (Qurba Joog)
17
Mareeg State
Dr Moh’ed Haji
Diaspora (Qurba Joog)
18
Xam
ar iyo Xamardaya
Mr Jabriil Xaaji Maxamuud
Diaspora (Qurba Joog)
19
Wareer iyo Waali State
Eng. Omar H. Yusuf
Diaspora (Qurba Joog)
20



























No comments:

Post a Comment