Qolka waan fiiqayaa .....
Nin reer Xamar ah ayaa wuxu arrimo shaqo u tegay magalada Hargeysa.
Ninkii wuxu ku degey Hotel, isagoo kireystay muddo laba bilood ah, lacagtana wau sii hormariyey.
Maalintii dambe aya waxa albaabka soo garaacday gabar ka shaqeysa Hotelka, markiiu ka furay ayey waxay ku tiri “qolka ayaan fiiqayaye isga soo bax”.

Ninkii reer xamarka ahaa ayaa asagoo yaaban ku yiri, “abaay shactaro miya taas?Asagoo ka wada ma ila kaftamee, markaasayey ugu jawaabtay, “weger war waxaad sheegeyso garan maaye qolka waanfiiqayaaye soo bannee”
.Ninkii reer Xamarka ahaa oo yaaban aya ku yiri, “fiiri Abaay,qolkaan laba bilood ayaan ijaarkiisa sii baxshay ee u kaadi intii lacagta aanka soo ceshanaayo, markaas fiiq aad tiriye fufuji haddii aad rabtid

No comments:
Post a Comment