Weylo aadnaan lahaynbaad wastaan
Nin reer sudanah ayaa wuxu qabay xaas aad u qurux badan, dabadeed subax walba waxay rooti kasoo gadataa rootile yemani ah kaas oo gabadha quruxda badan ka helay.Subax walba waa u shukaansadaa asagoo ku leh “gormaan kulanaaiyo xagee kugu imaadaa”? Naagtii ninka shukaansigiisi ayey qaati ka istaagtayoo aad u dhibsatay.
Maalinti dambe ninkeedi ayey u sheegtay dhibka rootilahu kuhayo, dabadeed ninkeedi aya ku yiri, cawa markaan lo’da soo xareynayo wax yarka hor balami oo markaan imaado weylaha ku dhexdhuumo dheh ana shaqadiisaaqaane.
Sidii bay yeeshay oo ninkii rootilaha aha way balamisay,ninkii oo la jooga ayaaa ninkeedi banaanka ka soo qayley asagoo lo’dii wada. Markaaseyku tiri rootilihi war orod oo weylaha dhex gal haddi kale ninkaasi waa kudilayaa. Sidii bu yeelay oo weylihii bu dhex galay. Ninkeedii baa u yeedhay ooyiri na heblaay kalay lo’da ii celi cawa weyl baan wasayaaye. Dabadeed weylihiiayu inta dhex galay ayu ninkii oo weyl iska dhigay wax aan la arag ku sameeyey.
Ayaanti dambe ninkii rootilaha ahaa naagtii waa u la hadliwayey, maalinti dambe ayey ku tiri “maxaa kugu dhacay beryahaan ilamahadleyside”.
Markaas u ku yiri “maxaan kula hadlaa weylo aadnaan lahynbaad wastaane”.
Haddu weyl wasayo ninkaagu ma kuwisa waso.
(ma haysa sheeko qosol leh? just i soo email garee)
ahmed.abtidon@gmail.com
Please don't forget to comment
(ma haysa sheeko qosol leh? just i soo email garee)
ahmed.abtidon@gmail.com
Please don't forget to comment
plz rate the jokes
No comments:
Post a Comment