Monday, 2 May 2011

Joke of the week / Witz des tages

MIRQAAN
dhalinyaradii dagaaladii xamar ku aqliyeysatay(mooryaan)mid ka mid ah aya maalin maalmaha ka mid ah qaad soo qaatay, dabadeedwuxu la fariistay geed talaal ah oo gurigooda ku hor yaal;
Markuu mirqaamay ayu wuxu soo xasuustay, gabaru jeclaa oo xafada la degen lakin waa u ka xishoodaa sababta oo ah waxaa dhalaywadaad dugsiga xafada quraanka ka dhiga. Yarkii sheekadii ayu aad uga fekereydabadeed waxaa hor timid asagoo gabadhi inta balamiyey ay wada sheekeysteen,wax yar kadib gabadhi aya ureysatay, markaas ayey abbaheed ogaad in u asaguureeyey. Wadaadkii gabadha dhalay ayaa habaaray wiilkii markaas ayu wiilkiidameer noqday. Dameerkii inta la raray oo 4 tanag la saaray ayaa xafadda loogudhaamiyaa. Wuxu is yirah bal dadka u sheeg in aadan dameer ahayn ee wiilkii xafadatahay, markaasu sida dameerkii u ciyaa iiiiii-aaaa, iiiiiiii-aaaa, ninka biyahaku dhaminayaana si xun ayu usha ula dhaca asaguna sida dameerkii ayu uqayliyaa, iiiiiii-aaaaa, iiiii-aaaa, ileen ma hadli karo oo waa dameere.
Habeenkii caws aya loo keena si u ucuno, markau dadka u sheeg is yirah in usan dameer ahayna sida dameerkii ayu u ciyaa,iiiiiiii-aaaa, iiiiii-aaaa.
Wiilkii wuxu soo baraarugay asagooiiiiiiii-aaaa, iiiiiiii-aaaaa leh iyo dadkii xafada oo dhan fiirsanaya ayagoola yaaban oo leh ar mantay xaa igaargii ku dhacay, waa kan sida dameerkii u qaylinayee.
Xishood ayu wiilkii xafadii uga cararay. <Sheekomirqaan>

Deutsch/German
Der Herr Schulrat inspizert die dritte Klasseund fragt nach Hauptwörtern. Der Max: 'Rindvieh!' Der Michel: ' Drecksau!' DerRolf: ' Sauhund!' Der Schulrat ist schockiert und wendet sich an den Lehrer:'Der Sinn ist zwar erfasst, aber erklären sie mir bitte, woher die Kinder dieseAusdrücke haben!' Darauf der Lehrer: 'Ich weiss auch nicht, was die Arschlöcherheute wieder haben!'


(ma haysa sheeko qosol leh? just i soo email  garee)
ahmed.abtidon@gmail.com
Please don't forget to comment

No comments:

Post a Comment