Xaaskaakii igaar bay ku dhashay
Nin reer waqooyi ah aya xamar yimid dabadeedwuxu guursaday gabar reer muqdishu ah. Maalin maalmaha ka mid ah aya asagooshaqo ku maqan xaaskiisi umushay oo wiil ku dhashay isbitaalka. Markii ushaqada ka yimid aya waxaa lagu salaamay "ar wax ma ogtahay", naagtaadii igaareydhashay ee orod u tag. Intuu aamusay ayu markiiba baxay asagoo yaaban. Hortawaa u fahmay in xaaskiisi umushay lakin wuxu la yaabay igaarku waxa u yahay,intii usan isbitaalka aadin ayu wuxu sii maray mid saaxiibkiis, ah oo Xamar waxbadan uga soo horeyey.
Markii u saaxiibkiis u tagey ayu ku yiri “saxibxaaskeygii way umushay lakin wax aan garan wayey oo igaar la igu sheegay bayumushay, ee igaarku waa maxay adaa wadanka iga soo horeeye”? Saaxiibkii intunaxay ayu ku yiri, “wager iga wallo igaarka hadda kahor ayaan maqloo, waraabe kama yara”. Markaas ayu sii naxay oo ku yiri “saxibwaraabe ayu dhalay la I oranmaye waan tacabirayey bal cawa nooli ila raadi”. Markaasu weydiyey meesh uutacabirayo, markaas ayu ugu jawaabay, “dee caradii iyo Hargeysa”. Halkii ayunooli la doondoonay, isla subixiina wuxu geeyey yoobsan oo baabuurta Hargeysa usocoto ka baxdo.
Markii ay sanado ka soo wareegtay ayeygabadhii siday u raadineysey oo u haybsaneysay loogu sheegay in u Hargeysajoogo, dabadeedna Hargeysa ayey tagtay. Asagoo Hargeysa iska jooga ayaa waxalagu, “war gabadh reer xamar ah oo ku doondooneysa aya magalada joogta. Markaasayu inta naxay yiri wager ma hadday waraabihi iga daba keentay, walle haddeybaigu darantahay waa Hargeysa oo dhan ha ku ogaato inaad waraabe dhashay. Halkaasayu habennimadi Hargeysana ka tacabirey.

Magacaygu waa Adams Kevin, wakiil ka socda shirkada Adams bixinta amaah amaah laga amaahdo, waxaan siinayaa amaah ugu dulsaarka 2%. waxaan ku siin dhan nooc oo kala duwan oo amaah ah. haddii aad u baahan tahay amaah hadda nagala soo xiriir email this: adams.credi@gmail.com
ReplyDelete